Beeralayda Degmada Beer Ee Gobolka Togdheer Oo Tabobar Loo Soo Xidhay.

0
525

Burco(Dawan) Isu duwaha wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa tabobar usoo gebo gebeeyey beeralayda degmada Beer.

Tabobarkan ayaa mudo uga socday Beeralaydan Hotel City Plaza ee magaalada Burco, kaas oo ay ku qaadanayeen casharo ku saabsan Beeraha, iyada oo xooga lagu saaray ka faa’idaysiga biyaha roobka iyo dhiirigelinta wax soo saarka dalka.

Leave a Reply