Wasiirka Gaadiidka Somaliland Oo Kormeer Ku Tegey Wadada Isku Xidhi Doonta Somaliland Iyo Ethiopia Oo Dhismeheedu Socdo.

0
480

Berbera(Dawan) wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa kormeer ku tegey dhismaha wadada Berbera Corridor oo dhismaheedu socdo.

Wasiirka ayaa kormeerkiisan kula kulmay shaqaalaha dhismaha wadadaasi gacanta ku haya , iyada oo la filaayo in ay wadadaasi fure u noqoto ganacsiga balaadhan ee la filaayo in uu ka bilaabmo dekeda magaalada Berbera.

Leave a Reply