Jaamacadda Admas Oo Lagu Qabtay Kulan Lagaga Hadlaayey Isu Dheeli Tirka Diinta Iyo Nolosha.

0
508

Hargeysa(Dawan) Jaamacadda Admass ee magaaladda Hargeysa ayaa qabatay habeenkii  xalay ahaa kulan lagaga hadlaaye sidii laysugu dheeli tiri lahaa Diinta iyo Nolosha.

Waxaana kulankaasi kazoo qayb galay culimo awdiin, Maamulka jaamacaddaasi, macalimiinta iyo ardayda wax ka barata jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargeysa, iyada oo uu goobtaasi muxaadiro dadkii goobta isugu yimid aad u taabatay kazoo jeediyey Sheekh  Dr Bilal Filibis oo  kamid ah culimada caanka  ka ah Dunnida Islaamka .

Leave a Reply