“Dalkan Nabaddiisa In aan Wada Illaashannaa Waa Waajib.”Madaxweynihii Hore ee Somaliland

0
436

Borama(Dawan):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay nabaddu u leedahay qaranka Somaliland iyo sida loogu baahan yahay in la wada Illaaliyo.

Waxaa kale oo uu ALLE uga baryay beelaha walaalaha ah ee dirirta soo noq noqotay ay ku dhex martay Ceel-afweyn in ALLE nabad gelyada garansiiyo oo colaadda nabad ugu bedelo.

Waxaanu sidaa ka sheegay munaasibad loo qabtay arday ka qalin jabisay Jaamacadda ADMAS faraceeda Boorama.

Haddaba halkan hoose ka daawo

Leave a Reply