Madaxda Sare ee Ururada Muruqmaalka Dekedda Barbara oo Jawaab ka Bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Shaqaalaha ay Madaxda u YihiinKa Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Shaqaal

0
421

Berbera(Dawan):- Madaxda ururada shaqaalaha Muruqmaalka ah ee Dekedda Berbera ee GEELLE1 iyo GEELLE 2,ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay xubno ka mid ah shaqaalaha ay xukumaan.

Waxaanay waxba kama jiraan ku sheegeen eedo xunbo shaqaale ahi ay u soo jeediyeen Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid oo ay sheegeen in eedaha Maareeyaha ay u soo jeediyeen xubnaha shaqaalaha ka midka ahi in ay tahay waxba kama jiraan.

Waxaanay Maareeyaha ka raalli geliyeen hadalkaa ka soo yeedhay shaqaalaha ay xukumaan madaxda GEELLE.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

Leave a Reply