Maalqabeen Aan Werwer Seexan!

0
63

Maaha lacagta iyo maalka ta qofka ka dhigta mid farxada badan, laakiin lacagtu waxay fududaysaa inaad si madax banaan u iibsato hadba waxa aad rabto. Farxaduse waxay timaadaa marka aad noloshaada ku qaadato hawl aad xiisaynayaso.
Waxa dunida maanta hafiyay maalqabeeno aan werwer seexanayn.  Iyo kuwo sabool ah oo haddana ku jira farxad halkii ugu saraysay. Ujeedaduna waxa weeyi inaad noqoto qof farxasan adigoon lacag haysan, laakiin waa marka aad  raacdo dariiqa saxda ah ee nolosha fududeeya ee Islaamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here