Daawo Xildhibaan Jirde Siciid oo Soo Jeediyey in Midab Gaara loo Sameeyo Gaadiidka Yar-yar ee Vits-ta

0
568

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa soo jeediyey in gaadiidka yar-yar ee Vits-ta, magaalooyinka Somalilandna looga yaqaano Raaxada, in midab gaara oo iyaga u reeban, islamarkaana ay kaga soocan yihiin gaadiid kale loo sameeyo.
Xildhibaan Jirde waxaa uu sidan ka sheegay doodii saaka ee kalfadhiga 71-aad ee golahaasi oo ciwaankeedu ahaa Nabadgeliyadaa iyo Horumarinteeda.

‘Ku wacyigelinta bulshadda sidii khayraadka jiifa loola soo bixilahaa’

Iyo sidoo kale ku wacyigelinta bulshadda habka isticmaalka Shooladaha Gaaska iyo in la barro adeegsigooda’

Halkan ka Daawo 

 

Leave a Reply