Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka oo 14 Hay’addood Ugudbiyey Guddida Musuq-maasuqa ee Golaha Wakiiladda

0
508

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha hantidhawrka Qaranka mudane Axmwed Yuusuf Dirir, ayaa maanta guddi hoosaadka dabagalka iyo hantida Qaranka ee golaha wakiiladda Somaliland ugudbiyey 14-hay’addood oo uu baadhis ku sameeyay.

Gudoomiyaha guddi hoosaadka dabagalka iyo hanti Qaranka ee golaha wakiiladda mudane xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle ayaa ugu horeyn faahfaahin ka bixiyey qodobadii ay ka wada hadleen, hanti dhawraha guud.

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply