Shirka Nabad-galiyada iyo Daris-wanaaga ee Gobalada Faafan iyo Awdal oo ka Furmay magaalada Boorama.

0
453

Borama (Dawan) Magaalada Boorama, waxaa maanta lagu qabtay shir iskaashi oo u dhexmaraya gobolka Awdal ee Somaliland iyo gobolka Faafan (Jigjiga) ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Shirka waxa ka qeyb-galay mas’uuliyiinta labada gobol, waxaana la sheegey in uu yahay mid bille ah oo marba dhinac lagu qabanayo.

Waxaana shirkan lagaga wada hadlayo iskaashiga gobolada Faafan iyo Awdal, gaar ahaaan ka wada shaqaynta arrimaha nabad galayada, ayaa waxaa uu ka socda magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal.

 

Leave a Reply