Xukuumadda Somaliland oo Deegaanka Dharkeyn-geeye ka Fulineysa Mashruuc ku kacaya Nus Malyuun

0
400

Dharkeyn-geeye (Dawan) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Sulayman Yusuf Koore ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay Deegaanka Dharkayn Geeye ka fulin doonto.

Mashruuca Biyo ah oo ku kici doona adduun lacageed oo dhan nus milyen lacagta dollarka.

Leave a Reply