Wasaaradda Ciyaaraha oo Qabaneysa Tartan Orod oo Noociisu Cusub Yahay

0
528

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa qabeysa orodka half Maradonka.

Orodkani waxaa ka qayb gelidoona hablo, inkasta oo tirada wiilashu ay badan tahay.

Dhalinyarada orodkani ka qayb qaadan doonta ayaa saaka safaf dhaadheer ugu jirtay qaadashada kaadhadhka, lagaga qayb galayo orodka.

Sawirka wiil yar oo ka qayb qaanaya orodka 10-km ee nus maradoonka, oo hortaagan wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha

Leave a Reply