Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka Hadlay Kuraasta ka Maqan Laascaanood iyo Salel

0
618

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in cidda wax ka maqan yihiin ay tahay reer Laascaanood iyo reer Salel.

Xildhibaan Siciid waxaa uu sidan ka sheegay doodi xeerka doorashooyinka guud ee Qaranka iyo diwaangelinta cod bixiyayaasha

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Reer Laascaanood iyo reer Saylac oo keliya ayuu saami ka maqan yahay cidda uu kaga maqan yahayna cidd kale maahee waa labadooda gobol, Laascaanoodna na Caynaba ayuu kaga maqan yahay Saylacna Awdal buu kaga maqan yahay,Cidda ay wax ka maqan yihiin waa Salel oo Saylac ah iyo Laascaanood”

Halkan ka Daawo\

Leave a Reply