Maxkamadda Laascaanood Xukun Ku Riday Khamri Boolisku Soo Qabteen

0
416

Laascaanood (Dawan): Ciidamadda booliaka gobolka gobolka Sool ayaa maanta magaaladda Laascaanood ku bur-buriyay Khamri fara badan oo ay soo qabteen.
Khamrigan oo dhamaa 70 litir ayay boolisku hore uga soo qabteen gudaha magaaladda Laascaanood iyo harreeraheedda.
Iyadoo ay maxkamadda gobolka Sool maanta ku xukuntay in la bur-buriyo.
Sida uu sheegay taliyaha qaybta booliska ee gobolka Sool aashaanle dhexe Maxamed Saleebaan Gooni.

Daawo: Warkaasi:


Dawannews.com/Hargaysa Somaliland.

Leave a Reply