Markab Shiidaal Badan Sida Oo Berbera Ku Soo Xidhay

0
729

Berbera (Dawan): Markabkii weynaa oo sida Shiidaalkii ugu badnaa ayaa maanta ku soo xidhay dekadda magaaladda Berbera.
Markankani oo ay saaran yihiin ilaa 14000 oo Tan oo Naafato ahaa ayaa hadda taagan meel kaabiga ku haysa Kaydka Haamaha Shiidaalka Berbera.
Inkastoo uu guud ahaanba caalamkoo dhan sanadkan hoos u dhacay qiimaha Shiidaalka, ayaa hadana Somaliland waxaa la filayaa in uu hoos uga dhaco qiimaha Shiidaalka halka uu hadda taagan yahay.
Maadaama oo uu dalka soo gaadhay markabkan sida Shiidaalka aadka u badan.
Sida uu sheegay maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera Xasan Ibraahim Embassy, oo warbaahinta uga warbixiyay markabkan Shiidaalka badan sida.

Daawo: Hadalka Xasan Embassy:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply