Fariin Ku Socota Ergooyinka Ka Qayb Gelaya Shirweynaha Kulmiye

0
455

Hargaysa (Dawan): Guddiga qaban qaabadda shirweynaha afraad ee xisbiga Kulmiye ayaa fariin u diray ergooyinka la qorsheeyay in ay shirka ka qayb galaan.
Waxaanay sheegeen in diiwaangelinta ergooyinku ay bilaabmi doonto Sabtida soo socota ilaa 30-ka bishan.
Faysal Cumar Madar, oo xubin ka ah guddiga qaban qaabadda shirweynaha Kulmiye, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta xisbiga ee Hargaysa ayaa si gaara fariinta ugu diray Ergooyinka ka imanaya goboladda fog fog sida Sool iyo Sanaag.


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply