Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Oo Tababar U Soo Xidhay Kun Macalin

0
529

Hargaysa (Dawan): Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa tababar ku saabsan manhajka cusub ee mederasadaha u soo xidhay macalimiintii ugu badnaa.
Tababarkaasi oo muddo macalimiinta uga socday magaaladda Hargaysa, ayay tiradoodu dhamayd 1000 macalin.
Waxaana tababarkaasi u soo xidhay wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/laahi Axmed.

Daawo: Hadaladii Wasiirka iyo agaasimaha ee xidhitaanka Tababarkaasi:


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply