Somaliland Shan Qof oo la Xidhay iyo Ciidanka Booliska oo Heegan la geliyey

0
898

Burco (Dawan) Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka Togdheer, gaashaanle dhexe Cali Maxamed Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in  ay xidheen shan qof oo laga shakisan yahay.

Taliyuhu waxaa uu sheegay in shantan qof lagu soo qabtay hawlgalo ciidamada booliska ee gobolka Togdheer ay wadeen habeenadii ugu danbeeyay “Dad ayaanu soo qabanay baadhitaankii ayaa socda kana hor dhicimaayo baadhitaanka, odhanamaayo waxaasi ayaa jira dadka aanu tiradoodu waxaa ay dhan tahay shan qof, dadka imika waxaa aanu ku raad joogna asal raacoodi”

Halkan ka Daawo

Leave a Reply