Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo ka Hadlay Faa’idada Jidka Isku Xidhi Doona Baligubadle iyo Dhagax-buur

0
536

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha gobolka Hawd, Axmed Ciga Yare Maxamed ayaa sheegay in faa’iido daahfurka wajiga koobaad ee jidka isku xidha magaalooyinka Baligubadle iyo Dhagax-buur uu u leeyahay bulshada labada dhinac.

Waxyaabaha uu sida gaarka u xusay ee magaalooyinka Baligubadle iyo Dhagax-buur ay ka heli doonaan furitaanka jidkani ayuu ku sheegay in ay ugu mihiimsan yihiin kor u qaadista dhanka ganacsiga, nabadgeliyada, iyo horumarka labada bulsho.

Guddoomiye Axmed Ciga Yare, waxaa uu sidan ka sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa.

 

Halkan ka Daawo

Leave a Reply