Taliye Kannadi oo Booqday Beerta Ciidanka Asluubta ee degmada Wajaale + Sawiro

0
329

Wajaale (Dawan) Taliye xigeenka ciidanka asluubta Somaliland,  gaashaanle sarre Aadan Axmed Mooge (Kannadi) iyo saraakiil kale ayaa maanta kormeer ku tagay beerta ciidanka asluubta ee degmada Tog wajaale.

Waxaana taliyaha warbixin ka siiyay beerta iyo hawlaheeda taliyaha beerta degmada Wajaale, gaashaanle sarre Xuseen Cabdillaahi Ducaale, oo mid mid farta ugu fiiqay, isaga oo xusay inay ciidanka beertu yihiin kuwa shaqada u carbisan.

Taliye Kannadi, ayaa sheegay in beertan tacab fara badan ay galiyeen ciidanka, gacanta ku hayaa, isla markaana ay ahmiyad weyn u leedahay ciidanka asluubta Somaliland.

May be an image of 3 people, people standing, military uniform and outdoorsMay be an image of outdoors

May be an image of indoorMay be an image of 5 people, people standing and military uniformMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 5 people and outdoors

May be an image of 3 people, people standing and outdoors

May be an image of 7 people, people standing and outdoorsMay be an image of 8 people and outdoors

 

Leave a Reply