Isku Aadka Is-reeb-reebka Hordhaca ah ee Koobka Afrika 2023 oo lasoo Saaray

0
368

Waxa la soo saaray isku aadka is reeb-reebka hordhaca ah koobka Africa ee sanadka 2023 kaas oo lau qaban doono dalka Cote d’Ivoire.

Isku aadka ayaa ku bilaabmaya qaybtii 34-aad ee tartanka Koobka Africa kaas oo la qaban doono sanadka soo socda laguna qaban dono Cote d’Ivoire.

Isku aadkan ayaa laga sugayaa in ay ka soo baxaan 6 xul kuwaas oo ku biiri doona isku aadka weyn ee 42-ka xul ee u tartami doona u soo bixista wareega Group-yada koobka.

Eritrea v Botswana

Sao Tome / Principe v Mauritius

Djibouti v South Sudan

Seychelles v Lesotho

Somalia v Eswatini

Chad v Gambia

Leave a Reply