Xilliga ay Bilaabmayaan Horyaallada kala Duwan ee Gobollada Somaliland

0
337

Xidhiidhka kubadda cagta ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay xiliga  rasmiga  ee ay  furmayaan  horyaallada kala duwan ee kala ah:

1.Horyaalka Magaalada Hargaysa.

2.Horyaalka Magaalada Laascanood.

3.Horyaalka Magaalada Berbera.

Horyaalada ayaa Furmi Doona Bishu Marka Ayaa Tahay  4/2/2022.

Xidhiidhka kubbada cagta Somaliland ayaa sido kale shaaciyay wakhtiga  la ciyaari doono  ciyaarta kala baxa ah ee Super Cup Somaliland  koobka ayaa  dhex mari doona kooxaha kala ah.

Ciyaarta dhexmari doonta kooxaha Goodir iyo Waxool waxaa la ciyaari doonaa 1 /2/2022.

Leave a Reply