Dhibtaada Ka Ilaali Muslinka Ah!

0
397

Waxa laga weriyay Abu-Sacd ibnu Malik Al-Khudri (rc) in Rasuulka Allah (scw) yidhi “ Ha u geysan dhib naftaada ama qayrkaa ”  Xadiis Xasan werin Ibnu Majah iyo Daar-qudni

Waxaana xadiiska aan ka faa’iidaynaa in qof  kasta oo muslin ahi iska ilaaliyo inuu ku xadugudbo qofka kale ee muslinka ah maalkiisa, naftiisa, sharaftiisa iyo weliba in aanu naftiisana dhibin. Waana inuu qofka muslinka ahi iska ilaaliyo dhamaan noocyada dulmiga ah.

 

Leave a Reply