Xikmadaha Maanta

0
62
  • Maqnaanshaha falsafada bulshada dhexdeeda waxay ka dhigan tahay in nacasnimadu ay marayso heerkeeda ugu sarreeya. Hawsha falsafadu waa in laga hortago nacasnimada
  • Inaad awoodaadu intay tahay u noolato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku dayasho cid kale ah, xataa haday tahay mid dhamaystiranโ€

 

  • Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad u dadaashoโ€
  • Aar gudashada u weyni waa adigoo cafis sameeyaโ€
  • Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha jaraya siiya udgoonโ€
  • Wanaag horumarso si markaaga laguu wanaajiyoโ€

Goโ€™aanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir wuxu horseedayo