Dalka Japan tirada dadkiisu ayaa kor u dhaaftay 120 malyuun iyadoo baaxadda dhulkiisu ay ka yar tahay tan dalka Masar. Dalkani malaha khayraad dabiici ah sida batrool, dhuxul dhagax iyo macdanta xadiidka ah. Japan iyadoo aanay hantida dabiiciga ah lahayn haddana shacbigiisa ย saboolnimo, macluul iyo gaajo midkoodna kama cabsanayaan.
Japan Wuxu dhinaca dhaqaalaha tartan kula jiraa Maraykanka iyo Shiinaha. isagoo waxa keliya ee ay ka faaโiidaysataan tahay khayraadka muhiimka ee uu haysto oo ah dadkiisa (Human Recourses) iyo wakhtiga, Kuwaasi oo dal kasta haysto. Horumarku waa sida aad ugu fikirto waxa aad haysato iyo waxa aad kuย qabsan karto.
Kitaabka.ย Qadul Mushtacil / Dr. Mustafa Mahmoud