Sideed Maalqabeen Ku Noqon?

0
49

Asalka Maaraynta HantidaIyo Digtoonida Khataraha!

Ray Dalio, maalqabeenka Mareykanka ah iyo maareeyaha sanduuqyada Maalgelinta, ayaa cadaynaya asalka maaraynta hantida iyo sida aad maalqabeen u nqon karto waxaana uu yidhi:

“ Geesinimadu waxay keentaa hantida, laakiin taxaddarka iyo digtoonidu waa kan ilaaliya”.
Dunida maalqabeenada, dhiirranaantu waa tallaabada ugu horreysa ee guusha, hase yeeshee haddii la waayo akhlaaq iyo garashada ka digtoonaanta khataraha ah, guushu waxay isu rogi kartaa khasaare baxaad leh oo burbur keenta. Fariintu waa mid cad: Noqo mid geesi ah marka aad go’aan gaadhayso, laakiin ha ogolaan in hamigaagu kaa qaado dheelitirka arrimaha.