Xikmadda Maanta

0
61

Dadka kuwa ugu liita waa kuwa abuura fitnada iyo kala-qaybsanaanta bulshada dhexdeeda, Haddana iska dhigaya inuu saaxiib u yahay dhammaantood. Kuwaasi waa nooca dadka ugu caqliga iyo xikmadda yar.

Laakiin waa kuwo fshilmaugu danbaynta maxaa yeelay xumaantu ma sii jirto muddo dheer.