Xikmadaha

0
51

• Kuwo murugaysani maaha inay wax kasta waayeen , laakiin waxay la muurugoonayaan wax ka maqan oo ay tebeyaan.
• Si aad guul ugu gaadho fikirkaaga iyo ficilkaaga raaci talo saarashada Allah (sw).
• Haka werwerin waxay dadku kugu sheegayaan waayo waxaad tahay Aadame gef badan.
• Waxa badan haku mashquulin fikirka arin dhib kugu haya, laakiin Allah (sw) weydiiso dhenbi dhaaf, maxaa yeelay denbi dhaafku wuxu furaa albaabo aanu fikirku furin.
• Ma jiraan dad ka cabanaya maskaxadooda , laakiin ogow maskaxda ayaa ka horaysa jidhka iyo wax kasta.
• Ma jeclid in qaladkaaga canaan ka soo gaadho, ama laguu saxo sida ugu adag. Adiguna iska jir arinkaasi, si degan u sax saaxiibada khaladkooda.
• Qofka yidhaahda “ Aduunyadan jeclaanaya, Allaha si dhab ah ayaan u jeclaanaya, been ayuu sheegayaa” Imaamu Shaafi.