Sidee Qofka Loo Qiimeeya?!

0
11

Bulshada Wanaag Ku Soo Kordhi

Syaniskii caanka ahaa ee Albert Einstein waxa uu ku qoray buugiisa “The World as I See It “  “Dunida Sida Aan U Arko.”, Bogga 10aad. Qiimaynta Dhabta ah Aadamiga.  Waxaana  uu aaminsana oo uu sheegay in qiimaha qofku aanay ahayn hantida iyo mansabka uu hayo laakiin ay tahay sida uu dadka ula dhaqmo iyo waxa uu bulshada ku soo kordhiyo.

Faylsufka Aristotle isaguna waxa uu qabaa in akhlaaqdu ay si weyn ugu dhisan tahay dhaqanka qofka. Waxaana uu ku qoray buugiisa “ The Story of Philosophy” Bogga 85-90”,   Haddii qofku si joogto ah u sameeyo wax wanaagsan, in markaasi uu wanaaggu noqonayo qayb ka mid ah qofka dabeecadiisa iyo dhaqankiisa