Barnaamijyada Boqor Gaadiidka Dadweynaha La Raaca Shacbigiisa! By admin - December 31, 2015 0 532 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Boqork Norway ayaa gaadiidka caadiga ee dadweynaha sida tareenada iyo basaska adeegsada oo raaca. Mar la weydiiyay xagee ayay joogaan ciidankii ilaalada u ahaa ? wuxuu ku jawaabay waxa ilaalinaya 4 malyuun oo qof, isagoo ujeeday shacbiga dalkiisa.