Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Iyo Jaamacadda Beder Oo Heshiis Kala Saxeexday.

0
738

Hargeysa(Dawan)Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Iyo Jaamacadda Beder Ayaa Heshiis Kala Saxeexday, kaas oo wax lagu bari doono maxaabiista ku jirta Jeelasha Somaliland .

waxaana heshiiskaasi u kala saxeexay labada dhinac Wasiirka Cadaaladda Somaliland iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Beder.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here