Wararka Dalka Dhalinyaro Is Xilqaantay Oo Dib U Dhis Ku Samaysay Wadada Caynaba. By admin - January 23, 2019 0 740 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Caynaba(Dawan)Dhalinyaro Is Xilqaantay Ayaa Dib U Dhis Ku Samaysay Wadada Caynaba, iyaga oo dib u dhiskaasi u sameeyey hab iska wax u qabso ah .