Wararka Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salaadii Ciida La Tukadey Shacabka Ku Nool Xaafada Masalaha Ee Magaaladda Hargeysa. By admin - June 4, 2019 0 728 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dadweynaha Xaafadda Masalaha ee Caasimada Hargeysa salaadii Ciidal Fidriga kula Tukaday.