Culimada iyo Dhakhaatiirta oo ka digay halista Covid19

0
614

Culimada iyo Dhakhaatiirta oo ay weheliyaan xubno kamida Guddida ka hortagga Covid19 ee Somaliland, ayaa bulshada uga digay halista cudurka ku fiday dalka.

Shir ay ku yeesheen xarunta Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyi-gelinta ayey farriimo ugu gudbiyeen bulshada.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=G37StZCJIec&w=933&h=525]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here