Wararka Dalka Burco- Maxkamadd mar kale Dil ku xukuntay Ninkii Ugbaad dilay By Khadar Maxamed - December 31, 2020 0 715 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Burco (Dawan) Maxakamada racfaanka ee gobolka Togdheer, ayaa saaka mar kale dil toogasho ah ku xukuntay ninkii lagu eedeyey inuu Dilay Ugbaad Cali Cabdilaahi. Waa markii labaad ee dil toogasho ah, lagu xikumo ninkan gabadha dilka u geystay.