Madaxweyne ku xigeenka oo Qaabiley Wefti ka socday Dalalka Midawga Yurub iyo Ingiriiska

0
417

Hargeysa (Dawan) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna guddoomiyaha guddida gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa kulan la yeeshay Wefti ballaadhan oo ka socday Dalalka Midawga Yurub iyo Ingiriiska.

Weftigan ayaa maalmihii u danbeeyay booqasho ku joogay magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa ay weftigani kulamo kala duwan la qaateen madaxda dawladda, xisbiyada iyo komishanka doorashooyinka Qaranka, madaxda aqalka baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here