Hargeysa (Dawan) 𝐐𝐨𝐟𝐧𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐦𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐧, 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐦𝐞𝐞𝐥 ay𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐥l𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲, 𝐝𝐡𝐢𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐮𝐫𝐮𝐮𝐟𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐫𝐢𝐦𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐚𝐝𝐚𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧.
𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐦𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟, qoyskeedu waxa uu ka kooban yahay 𝟒 𝐪𝐨𝐟, waa danyar haynteeda dhaqaale hoosayso, oo degan 𝐝𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐅𝐞𝐞𝐝𝐡𝐚 oo hoos yimaada 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐟𝐚-𝐜𝐢𝐢𝐬𝐞, balse hadda waxa ay la joogta walaasheed oo degan 𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝟗 𝐤𝐦 dhinaca koonfur Galbeed ka xigta magaalada Hargeysa.
Hooyadani waxa ay la daala dhacaysa Gabadh yar oo ay dhashay oo la yidhaahdo 𝐍𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲𝐞, oo 𝟓 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐣𝐢𝐫 ah, M𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 dhakhaatiirta guduhuna waxaay u sheegeen in uu 𝐌𝐚n𝐚-𝐣𝐚𝐚𝐣𝐢𝐬 yahay xanuunka hayaa , isla markaana aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin.
𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐦𝐚𝐫 waxa ay sheegtay in ay wayday awood dhaqaale oo ay ku geyso goobaha caafimaadka ee dalka dibediisa, waxaaney bulshada ka codsatay in caafimaadka gabadheeda yar laga wada qayb qaato.
Waxaaney tidhi. “Inantan yar anaa dhalay oo 5 sano ayay sidaas tahay, dalka gudihiisana waxba kagagama qabankarayo ayaa la yidhi, adduun dhaqaale oo aan dhakhtar dibedeed ku geeyana ma haysto, waa bishi Ramadaan, waa tobankii dambe, in la icaawiyo ayaan bulshada Muslinka ah ka codsanaya, oo caafimaadka gabadhaa yar la’iga kaalmeeyo.
Shan sano ayay sariir saaran tahay anna aan sidaas uun u hayaa, waxaan codsanaya in ILLAAHEY dartii la ii soo caawiyo, oo laga wada qayb qaato caafimaadkeeda, qofka maanta caafimaad haysta ayuunba garanaya ilmahaasi dhibta haysata, jal maqaadanayso, wax allaale wax ay cunaysa ma jirto, hadda wixii ay cunaysaaba ugu daran oo waydiiday, dhakhaatiirtu waxay igu wargeliyeen in aanay hadda waxba kaqaban balse markii ay yareyd ay wax ka qaban karayeen”
Hooyadan ayaa sheegtay in aanay hayn awood dhaqaale oo goobaha caafimaadka ku gayso gabadheeda yar si ay u ogaato xannuunka haya nooca uu yahay, balse kuwii ay gaysay ay ku wargeliyeen in aan dalka gudihiisa waxba looga qaban karin walaal, waa bil Ramadaan, Sadaqaduna maqbuulaha tahay, Sadaqada ‘Kuwiina xannuunsanaya ku daweeya’, ayaa la yidhi, ciddii ALLE dartii wax ula baxaysa hooyadan iyo ilmaheeda haw gargarto gargaarka ALLAA haye.
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐚 𝐭𝐞𝐥𝐞𝐟𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝟎𝟔𝟑𝟒𝟕𝟑𝟔𝟖𝟔𝟐 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐍𝐢𝐦𝐜𝐚 𝐲𝐚𝐫






















