Waa Maxay Falsafaddu?

0
809

Falsafaddu waa eray asal ahaan Giriig ah oo macnihiisu yahay jacaylka xikmadda. In badan ayaa u yaqaana Falsafaddu inay tahay dariiqa fikirka. Dadka kale oo badanina waxay u yaqaanaan inay tahay barashada arrimaha muhiimka ah ee nolosha akhlaaqda iyo aqoonta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here