Werwerka Iyo Walbahaarka Noolosha!
Dadka badankoodu waa kuwo jecel waanagga iyo samaha, Waxaana ay doorbidaan in aanay qofna waxyeelo gaadhsiin , si aanay noloshooda cidhiiidhi ugu gelin.
Dadka samaanta jecel dhibaatada haysataa waa iyagoo aan jeclayn inay arkaan dad sida shaydaanka u dhaqmayay oo rebesh badan isla markaana dhibaato badan. Weliga waxba haka cidhiidhyoon dadka aan wanaagga asalka u lahayn.
Dumarku waxay ka warwaraan, inay raggu ilaawaan.
ragguna waxa walbahaar ku riday dumarku sida aanay waxba u ilaawin.

























