Xikmadda Maanta

0
162
  • Badbaadada qofku waxay ku jirtaa ilaalinta carrabkiisa.
  • Xiddiguhu ma dhalaalayaan haddaanu cirku mugdi ahayn.
  • Danaysigu maaha in qofku sida uu doono u noolaado, balse waa in dadka kale u noolaadaan siduu isagu rabo.
  • Gudcurka wax walba waa mugdi
  • Haddii cadaalad dhulka laga waayo, jiritaanka aadamigu wax qiimo ah ma yeelanayo.
  • Midnimo ayaa ka fiican kelinimada xun.
  • Jahligu waa geeri, aqoontuna waa nolol.
  • Ninka aan akhlaaq lahayn waa bahal arlada lagu sii daayay
  • Akhlaaqda qofku waxa ay soo baxdaa wakhtiyada cidhiidhiga.
  • Hadaad kun jeer maydho dhuxusha ma cadaanayso, sidaas ayaynay qalbiyada dadka qaarkood u caddaan hadada wax kasta aad ku samayso.