Dibi Saddex Indhood Leh

0
518

Tuulo ka mid ah Dalka Hindiya ayaa waxa dhowaan ku dhashay Wayl yar oo saddex indhood leh, tuuladan oo ay degan yihiin dadka Hunduuska ah oo iyagu caabuda dibida.
Dadka Hunduuska ayaa iyagu ku soo ururay dibigan yar iyagoo ka barakaysanaya, waxayna aaminsan yihiin in dibigan yari yahay Sheefa, oo ah magac qadiimi ah oo ka mid ah waxyaabihii ay caabdu jireen. Ninkan dibigan yar leh ayaa sheegay inuun isugu u ogalaanayo qof kasta oo hunduus ah oo doonaya inuu dibgan yar ka barakaysto. Dibigan wuxu ku leeyahay isha saddexaad halka labada indhood u dhaxaysa.

Leave a Reply