Wiil yar ayaa aabihii ka codsaday inuu u keeno baaskiilad wanaagsan. Aabbihii wuxu u keenay baaskiilad cillad ka qabta Kursiga iyo taayirada si uu u barto sida loo dayactiro.
Markii uu baaskiiladii hagaajiyay wiilku, wax uu ogaaday qiimaha hawsha iyo sabirka in lagu gaadho guusha aad higsanayso.
Xikmadda: Horumarka dhabta ah wuxuu ka yimaadaa dulqaad iyo dadaal, ee wax kasta lagu heli mayo si fudud.