Maska Dunida ugu Weyn

0
913

Maska ayaa ka mid ah xamaaratada cadawga ah ee dadku ay aad col u  yhiin ilaa bilawgii taariikhad aadamiga. Haddaba maska ugu weyn ugu khatarsan dunida waxa loo yaqaan Maska Anakonda , waa mas weyn oo qiyaas ahaan  dhererkiisu gaadho 6 ilaa 10 mitir.
Maskan asal ahaan wuxu ku nool yahay Ameerikada Koonfureed, waxaana magaca loogu bixiyay waa deegaanka uu ku badan yahay ee laga helo. Waxa kale oo jira maskan kuwa la nooc ah ku nool Ustaraliya, laakiin waxay ku kala duwan yihiin Maska ku nool Ustaraliya wuxu dhalaa beed, waxaana uu ku ilaaliya hogagiisa beedka uu dhalo inta ay ka korayaan. laakiin kan ku nool koonfurta Amerika beedkiisu wuxu ku kaydiyaa meel ka mid calooshiisa , halkaasi ayay ka soo baxaan iyagoo mas ah , waxaana loo qaataa in Maska Koofurta Amerika uu isagu Mas aan beed ahayn dhalo.
 

Leave a Reply