Halista Masaska Dad Cunka ah

0
491

Webi ku yaal gobol  ka mid ah dalka Faransiiska ayaa dagaal ku dhex maray  macalin xisaabta dhiga oo halkaasi u tegay inuu ku soo nasto iyo Mas weyn oo ah kuwa wax liqa, dadka cuna. Maskaasi ayaa weerar ku soo qaaday Eygiisa yar oo isla markiiba liqay.   Isagoo ka dibna weerar kale ku soo qaaday ninka si uu u cuno , laakin dagaal adag ayaa dhex maray oo socday saacdo iyadoo ay usoo gurmadeeen saaxiibo kale oo iyana ku sugnaa webiga. Markii danbe halkaasi ayaa lagu dilay Maskan dad cunka ah.
Dhererka Maskan ayaa ahaa 17 Mitir,   Waxaana uu ahaa kuwa liqa waxa kasta oo ay dagaalamaan. Macalinka oo 39 sano jiray, ayaa ku tilamamay dagaalkan kii ugu adkaa ee uu abid galo. Waxaana Macalinku ku soo bandhigay bakhtiga maskan gurigiisa.

Leave a Reply