Dagaal Qadhaadh oo Dhexmaray Maroodi Iyo Wiyil

0
672

Sawirqaade ka tirsan dalka South Afric ayay u suurta gashay inuu sawir ka qaado dagaal qadhaadh oo dhex marayay laba ka mid ah xayawaanka kaymaha kuwooda awoodda badan. Ka dib markii Maroodi uu weerar ku qaaday Wiyil ilaashanaysa dhasheeda. Halkaasina waxa ka bilaabmay dagaal adag labadooda ka dhexeeyay. Dagaal adag ka dibna Maroodiga ayaa Wiyisha gaadhsiiyay dhawaac ay u dhimatay markii danbe inkasta oo ay difaacaday dhasheedii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here