Xanuunada Wadnaha Oo Ay Caanuhu Dawo U Yihiin

0
491

Koox cilmi baadhayaal ah oo u dhashay dalka Holand ayaa taageeray warbixino hore loo soo saaray oo sheegayay  in qofka maalintii laba koob oo caano ah si joogto ah u qaataa uu ka badbaadayo xanuunad ku dhaca wadnaha, dhiig karka iyo weliba xanuunka kansarka.
Cilmi baadhayaasha ayaa soo bandhigay sida laba koob oo caano ah joogtana laga dhigto ay raad weyn ugu leeyihiin difaaca jidhka iyo in xinjirawga dhiiga. Dhamaan warbixinaha caafimaad ee la shaaciyay waxay si weyn u cadeeyeen faa’iidad caanuhu u leeyihiin caafimaadka qofka.

Leave a Reply