Iska Jir Cuntooyinkan Haddii Calooshaadu Madhan Tahay

0
573

Cimi baadhis kala duwan ayaa lagu xaqiijiyay in loo baahan yahay in qofku uu aad uga taxadiro marka ay calooshiisu madhan tahay inuu cuntooyinka soo socda qaato, kuwaasi oo waxyeelo gaadhsiiyana:
 

  1. Cabitaanka Sharaabka macaan waxa uu dhaawac gaadhsiin kara Xamaytida.
  2. Toonta markay calooshaadu madhan tahay iyana waxay keeenta calool xanuun badan, ka dib markii ay waxyeelo gaadhsiiso caloosha.
  3. Ha qaadin kaabash marka calooshaadu madhan tahay kaasi oo keena cuncun gudaha iyo xuubka caloosha ku dhaca.
  4. Han cabin caano iyadoo calooshaadu madhan tahay, waxaad qaadan kartaa laba saacdood cuntada adag ka dib, waana sida ugu fiican caafimaad ahaan, waanad ka badin karta laba saacadood haddii aad doonto.
  5. Muuska oo aad cunto adiga oo calooshaadu madhan tahay wuxu keenayaa inuu lumo miisaanka iyo isu dheelitiranka kaalshiyamka  jidhka, taasina waxay sababtaa cudurada wadanaha ku dhaca.   ( Health And Nutrition ).

Leave a Reply