Hooyo Maraykan Ah Oo Dhashay Caruur Mataano Ah Oo Kala Midab Ah

0
423

Hooyo u dhalatay dalkaasi Maraykanka ayaa dhashay laba caruur oo mataano ah ,labadaasi caruurta ah ayaa ah kuwo ku kala duwan dhinaca midabka ,iyada oo midna yahay madow midna cadaan,sidaasna waxa lagu shaaciyey meelaha lagu kulmo ee Internet-ka.
Hooyadan ayaa ah gabadh u dhalatay dalkaasi Spain ,halka aabaha caruurtan dhalayna u dhashay qaaradan Afrika,iyada oo hooyadiina ay u dhalatay dalkaasi Shiinaha,iyada oo taas sabab looga dhigay kala duwanaanshaha caruurtaas kala midabka ah.

Leave a Reply