Nin Ku Shaqaysta Isaga oo U Eeg Obama

0
426

Nin Maraykan oo la yidhaa Bronks Luiws da’adiisuna tahay 45 sano, ayaa kaga baxay shaqo la’aanta uu ku jiray isagoo ka faa’iidaystay u eekaanshaha uu eeg yahay madaxweyne Maraykanka Obma.
 
Ninkan ayaa bilaabay hawshan ka dib markii goobtii uu ka shaqayn jiray uu ka eryay ninkii madaxda ka ahaa, ka dib markii uu ku eedeeyay inuu eegyahay Obama 2008.
Ninkan ayaa erigan si fiican uga faa’idaysaty isagoo soo qaatay dhamaan dharka uu caanka ku yahay Obma  iyo dhaqaqdhaqaayada gacanta ee uu sameeyo oo dhan.
Arintaasi oo si rasmi ah ugu eekaysiisay Madaxweynaha Obma. Wuxuuna ku wareegaa suuqyada isagoo ay dad jecel yihiin inay isla sawiraan, ugana jawaabo wiixi ay wediiyan. Sanadkii ayaa ninkan waxa ka soo galay lacag 60000 kun Doller.

Leave a Reply