Waxa Ku Dhacay Ciqaab Markii Ay Kitaab Jarjartay

0
437

Gabadh Ingiriis ah oo lagu magacaabo Julie Phillips oo 51 sano jirtay ayaa laga mamnuucay gelitaanka garoomada Ciyaaraha ee England iyo Weils muddo saddex sano ah ugu yaraan.  Gabadhan ayaa ciqaabtan fudud ku mutaysatay ka dib markii ay ku dhex jarjartay kitaabka Quraanka Kariimka, xaashiyihiisana ku daadisay garoonka dhexdiisa oo ay ka socotay Ciyaar ay daawanaysay. Gabadhan ayaa lagu eedeeyay cunsurinimo. Waxa kale oo gabadhan laga eryay shaqadeedii rasmiga ahayd  oo ahayd Dawladda Hoose Birmingham  ka dib markii uu soo baxay ciqaabkani. Gabadhan ayaa aad uga naxday shaqa ka erigan.
 

Leave a Reply