Ingriiska: Qiimaha Iyo Miisaanka Mobilkii U Horeeyay

0
383

Sawirkan ayaa muujinaya Mobilkii gacanta ee ugu horeeyay oo laga soo saray dalka Ingriiska sanadkii 1985. Telefoon Gacmeedkan ayuu miisaankiisu dhamaa 5 kg, kaasi oo wakhtigaasi qiimihiisu ahaa 7 kun oo doller. Shirkadda samaysay oo Vodaphone ayay Dad badan xusuusan yihiin sidii ay u dabooshay  wakhtigaasi baahida loo qabaya telefoonka gacanta.
 

Leave a Reply